Monday, September 7, 2009

Alle Kacabsada Walaalayaal

Waxaa lagu jiraa bisha barakeysan ee Rmadan kariim, markaa waxaa walaalyaal nala quman in aad ilaahey ka cabsano oo diinta Islaamka si waxan oo buuxda ugu dhaqanao. Bishan waa marka ugu wanaagsan in isbadel xagga nolosha ah lagu sameeyo oo Illahey wuu aqbalaa duco kasta oon shirki aheyn. Mraka walaayalaa aan idbadelno shaydaanka iska naarno, Allana aan weydiisano dambi dhaaf.

0 comments:

  © Blogger templates The Professional Template by Ourblogtemplates.com 2008

Back to TOP